Xilligan oo ay socdaan dadaalada, ay si gaar ah u riixayaan Midowga Yurub, si loo soo nooleeyo heshiiskii Nukliyeerka Iiraan,...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafin, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cusmaan Abuukar Dubbe, oo Shir jaraa’id warbaahinta kula hadlay...
6 qofood ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay galbeedka Afghanistan Lix ka mid ah ciidamada booliska Afghanistaan ayaa ku dhintay...
Midowga Yurub ayaa cunaqabateyn saaray 11 sargaal oo lala xiriirinayo iney ka danbeeyeen afgambigii ka dhacay dalka Myanmar bishii Febraayo...
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si rasmi ah Magaalada Dhuusamareeb kaga bilaawdey dhismaha Dugsiga umulisooyinka Gobolada Dhexe oo ay wax ka...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug waxaa maanta soo gaaray xubno ka tirsan Xafiiska QM ee Soomaaliya, xubnahan oo isugu jiray...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixday hey’adda maalgashiga iyo ganacsiga ee IFC oo kamid ah Bankiga Adduunka, sida uu sheegay...
Xilli maanta ay ku beegan tahay 22 Maarso oo ah, maalinta biyaha caalamka ayaa wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Koofur...
Madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa furey shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo u dhexeeya madaxda federaalka iyo kuwa...
Agaasimaha guud ee wasaaraadda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, C/naasir Xuseen, ayaa maanta furey tababar ku saabsan tabinta doorashooyinka oo ay...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho