Xoghayaha arrimaha difaaca dalka Mareykanka, Lloyd Austin ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku tegay maanta caasimada Afghanistan ee...
Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa beeniyay in ciidamo cusub la geeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Dowladaha Qatar iyo Mauritania ayaa maanta oo Axad ah kawada hadlay sidii loo soo celin lahaa xirirkii diblomaasiyadeed ee ka...
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaanno iyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa siweyn loogu...
Wasaaradda arrimaha gudaha ee Ciraaq ayaa sheegtay in muwaadiniinta 37 dal laga dhaafi doono fiisooyinka ay usoo qaadan jireen Ciraaq....
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa maanta qaatay talaalka COVID-19. Wasiirka ayaa bulsha weynta Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Hirshabeele, Cali Guudlaawe Xuseen iyo ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa ka wadahadlay arrimaha doorashooyinka iyo sidii...
Mas’uuliyiin heer federaalka iyo heer dowlad goboleed isugu jira ayaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ku soo dhaweeyay saaka, madaxweynaha...
Jimcihii ayaa aheyd maalinta dadka ugu badan laga talaalay cudurka coronavirus dalka UK 711,156 qof ayaa lagu muday cirbadda talaalka...
War qoraal ah, oo ka soo baxay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa looga hadlay warbixinada shaki gelinta ah ee ku saabsan...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho