Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar dhanka Cirka ah oo Kooxda Xuutiyiinta ay ka geysteen meel ka mid...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 42...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in dowladdu ay ka go’antahay...
Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi...
Dhul gariir cabirkiisa lagu sheegay 7.2 Mg ayaa maanta oo Sabti ah ku dhuftay xeebaha bari ee dalka Japan. Dhul...
Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in Mareykanku uu doonayo in uu xoojiyo xiriirka difaaca ee uu la leeyahay...
Deegaanka Bacaadweyne oo mudooyinkii u danbeeyayba ay ka jireen colaado sokeeya iyo dagaalo u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo maleeshiyada argagixisada...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa cambaareeyay kororka rabshadaha ka dhanka ah bulshada Aasiya ee ku nool Mareykanka, isagoo ku baaqay...
Masaajida Ibnutaymiya iyo Abahureyra ee magaalada Columbus Ohio ayaa Hay'ada HARO Gudoonsiiyay Lacag dhan 47,000 oo dolar taas oo loogu...
Muqdisho, Maarso 20, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 22-ka Maarso 2021 ku baaqay shir...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho