Kaalmada Nolosha | Adeegga FAO ee Lacagta Mobile-ka iyo Caawinta Nolosha oo taageeray bulshooyinka ku nool Soomaaliya Adeegsiga Habka elektoroonigga...
Inta badan Dhul beereedka gobolka bakool ayaa waxaa ka da’ay roobabka deyrta wallow meelaha qaar ay roob la’aan tahay islamarkaana...
Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan oo ciidamadu ku qaadeen goob ay isku soo abaabuljireen maleeshiyadka Al-Shabaab ayaa waxa u ka...
Munaasabad ka qabsoontay Madaxtooyada Galmudug ayaa mudane Maxamed Axmed Kaariye Madaxweynaha Galmudug waxa uu ku saxiixay shuruuc muhiim ah oo...
Maamulka Degmada Qansaxdhere ee Gobolka Baay ayaa faah faahin ka bixiyay Qarax dad shacab ah ku waxyeeloobeen oo ka dhacay...
Haweenka ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa ay door muhiim ah ku leeyihiin sugidda Amniga iyo Difaaca Dalka, qaarkood waxa ay...
Ciidanka gaarka ee Mareykanka ayaa soo furtay muwaadin u dhashay dalka Mareykanka oo lagu heystay waqooyiga Dalka Nigeria. Saraakiisha Mareykanka...
3 dumar ah ayaa iyaga oo nool laga soo saaray burburka daar ku duntay dhul gariirkii shalay ka dhacay dalka...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 21-kii Diseembar 2025 fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah khawaarijta, kaas oo ka dhacay...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho