Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhimatay 804 kalena waa ay ku dhaawacmeen dhul gariir xoogan oo cabirkiisu yahay 6.6...
Howlgal ay ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 5aad qeybta 27-aad ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa degmooyinka Maxaas iyo...
Wararka aan ka heleyno deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Ayax fara badan oo kasoo...
Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu waddaa in maanta ay ka dhacdo munaasabad lagu dhaarinayo xildhibaannada cusub...
Dhallinyaro ka soo jeeda Degmada Waajid ee Gobolka Bakool oo ka wakiil ah Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Ugu yaraan 6 ruux ayaa geeriyootay 200 oo qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii dhul gaririir cabirkiisu...
Isku imatinkaani ayaa ahaa mid lagu weyneynayay dhalashada suubanaheena Muxammad NNKH ayaa waxaa soo Agaasimay culimada Masjidka Al Nuur ee...
Munaasabaddan oo aheyd mid lagu maamusayay xuska dhalashada Xabiibkeenna Muxammad NNKH ayaa lagu qabtay Masjiddu Raxma oo ku yaalla xaaafadda...
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukumadda federaalka Soomaaliya Cismaan abuukar Duube oo maanta marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 21-kii Diseembar 2025 fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah khawaarijta, kaas oo ka dhacay...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho