Turkiga iyo Masar ayaa sameeyay xiriirkii diblomaasi ee ugu horeeyay tan iyo 2013, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Turkiga...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS Mudane Xasan Cabdinuur Cabdi iyo wafdi la socda ayaa gaaray caasimadda dalka Ciraaq ee...
Waxaa hadda la soo dejiyay meydka madaxweynihii hore ee Soomaaliya Allah u naxariistee, Cali Mahdi Maxamed, oo arbacadii ku geeriyooday...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Cusmaan Abokor Dubbe, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 107 xaalado...
Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 11-ka Maarso, ergeda Soomaaliya uga qayb galeysa Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee uu hoggaaminayey Ra’iisul...
Iyadoo la fulinayo amarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaa muddo saddex cisho ah hoos loo dhigay...
Amiirka Dalka Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad ayaa uga tacsiyeey Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo geerida ku timid Madaxweynihii...
Kulankan oo ah mid lagu eegayo deeqaha la xiriira Biyaha ee Galmudug hesho ayaa magaalada Samareeb uga furmay Wasaaraddaha qaar...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho