Wasiirka wasaaradda Caafimaadka X.F.S Drs.Fawziya Abiikar Nuur, ayaa sheegtay in 48 saac ee ugu dambaysay xanuunkan laga baaray dad gaaraya...
Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya gaar magaalada Jigjiga, waxaa la gaarsiiyay tallaalka ka hortagga cudurka faafe ee Covid-19. Tallaalkan oo gaaraya...
Hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in dalalka caalamka aysan joojin isticmaalka tallaalka Covid-19 ee...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dowladda Soomaaliya ku booriyay in ay qabato doorashada aan daah laheyn, si loo dardar...
Madaxweynaha Tansaaniya John Magufuli ayaa caafimaadkiisu wanaagsan yahay u si caadi ah u shaqeynayaa ka dib markii Saraakiil ka tirsan...
La Taliyaha Amniga Mareykanka Jake Sullivan ayaa sheegay in shirkii uu Madaxweyne Joe Biden la yeeshay madaxda dowladaha Australia, India...
Maria Van Kerkhove, oo ah khabiir ku takhasustay cudurada faafa ayaa xaqiijisay in Ururka Caafimaadka Adduunka, oo kaashanaya maamulayaasha caafimaadka...
Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in aysan dib u bilaabi doono kaalmada dhaqaale ee Itoobiya siin jireen taas oo...
Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka General Maxamed Cadoow Cali "Sanka" oo kormeer shaqo kumaraya fariisimaha Ciidamada ayaa...
Muqdisho, Maarso 12, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ubadka, qoyska...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโyarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho