Danjiraha cusub dowladda UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa maanta soo gaartay magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay...
Ra'isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa...
Hal qof oo ahaa daraawalkii gaariga ayaa ku dhintay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii maleeshiyaadka Alshabaab...
War qoraal ah oo ka soo baxay guddoonka golaha shacabka ayaa looga tacsiyeeyay geerida xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow oo saaka...
Allah u naxariistee, waxaa saaka magaalada Baydhabo ku geeriyooday xildhibaan Eng. Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa golaha Shacabka, sida...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Wakiilka gaar ka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...
Maxkamada Cadaallada Aduunk ICJ ayaa soo saartay jadwalka dhageysiga dacwada badda Soomaaliya. 1- Wareega Koowaad Monday 15 March 2021 3...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 139...
Wafdi ka socday Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayay Wasiir ku-xigeenka caafimaakda Soomalaiya ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Garbahaareey ku soo...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka sagootiyay Cutubyo ka tirsan Ururka 7aad ee Kumaandooska Gorgor oo...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho