Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay seddex Wasiir oo ka mid noqonaya Golihiisa Wasiirada kadib...
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho isagoo ka qeybgalaya shirka looga hadlayo...
Afhayeenka ciidamda ilaalada xeebaha Tuunis ayaa sheegay inay maanta oo talaada ah kasoo saareen badda dalkaas 14 meyd oo tahriibataal...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga kulan kula yeeshay Wasiirka Horumarinta iyo...
Wasaaradda Waraabka ee Dawladda Suudaan ayaa ka digtay in 5-ta bilood ee soo socota uu hoos u dhac ku iman...
Golaha Wakiilada Dawladda Liibiya ayaa kalfadhigoodii rasmiga ahaa ee sanadkan waxa uu uga furmay magaalada Sirta, iyadoo uu shirguddoomiyey kalfadhigaas...
Maadaama bandowgii horey uga jirey dalkan Turkiga laga khafiifiyey magaalooyinka qaarkood, gaar ahaan magaalooyinka waaweyn ee Istanbul, Ankara iyo kuwo...
Munaasabada oo ay soo agaasimeen ururka haweenka nabadda iyo horumarka ee gobalka Mudug oo gacan ka helaya hay’addaha PDRC iyo...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hab maqal iyo muuqaal ah ku guddoomiyay shirkan oo diirada lagu...
Dibbad baxayaasha Lubnaan ayaa weli wada isku soo baxyadii ay uga cabanayeen xaaladda nololeed ee dalkaas iyo hoos dhaca ku...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho