Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ayaa ku dhawaaqday in Dacwadda badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya ay dhacayso 15...
Wasaarada difaaca ee dalka Turkiga ayaa sheegtay in 300 oo askari oo ka tirsan ciidanka Soomaaliya ay tababar ku qaadanayaan...
Koox hubaysan ayaa goordhaw ku dishay agagaarka Xerada Siinaay ee Gaalkacyo Wariye Jamaal Faarax Aadan oo ka mid ahaa rugcadaayaasha...
Wasiirka Wasaradda Maaliyadda ee Dowlad Goboleedka Galmudug Farxaan Cali Maxamuud ayaa kulan wadatashi la xiriira hannaanka dib-u-hagaajinta canshuuraha Galmudug kula...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 135...
Howlgalkan oo socday asbuucyadii la soo dhaafay ayna si wada jira u iclaamiyeen Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug Axmed Macalim Fiqi...
Maxamed Cadaawe waxaa uu soo saaraa neef-siiye {Ventilator} sheyga maanta loogu baahi badan yahay dalka. Hadaba halkan hoose ka daawo...
Kulan ay isugu yimaaden maamulka Dagmada Buulo-burte, odayasha dhaqanka, ururka dhallinyarada, ururka hawenka iyo bulshada qeybahoda kala duwan ayaa looga...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta waxa uu amar ku bixiyey in...
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa hadda kula uga bilowday Hotel Decale ee magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Murashaxiinta,...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho