Maanta oo ay taariikhdu tahay 25-ka Febraayo,2021 waxaa shir isugu yimid magaalada Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansaxiyey Siyaasadda Ganacsiga Qaranka, Siyaasadda Horumarinta Warshadaha Soomaaliyeed iyo siyaasadda Shirkadaha yar-yar iyo...
Wafuud fara badan oo ay ku jiraan Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ugaasyo ayaa lagu soo dhaweeyay...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 138...
Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ee Galmudug ayaa maanta magaalada Samareeb ka daah-furtay kulan bulsho oo bishiiba labo jeer Wasaaraddu...
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, kulan kula leh magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Murashaxiinta waxayna ka wadahadlayaan arrimaha doorashooyinka....
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tabarkan oo soconayo mudo shan maalin ah magaalada Samareeb uga furtay...
Wafdi uu hoggaaminayo Imaamka Mudulood Imaam Daahir Imaam Maxamuud qeybna ay ka yihiin Wabaro, Ugaasyo iyo Salaadiin ayaa goordhow gaaray...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Howlgal ka sameeyay Deegaano hoosyimada Deegaanka Awdiinle ee Gobalka...
Militiriga India iyo Pakistan ayaa Khamiistan maanta ku heshiiyay in ay joojiyaan rasaasta ay isku waydaarsanayaan xuduudda gobolka lagu muransan...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho