Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal(GHDHF) oo kaashanaya qaybta amniga ee AMISOM ayaa bilaabay tababarka bedqabka doorashada iyo dadka ka shaqaynaya....
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay wadaan baaritaanno la xiriira cidda ka dambeysay dilka Saddex Haween ah oo Saakay...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kormeer shaqo ku tagay Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida (SNA...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay gaari Hoomey ah oo nabadiidka Al-shabaab ay ku diyaariyeen...
Ra’isul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay xakameynta iyo ka hor tagga soo...
Wasiirka difaaca xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Xuseen Xaaji, ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay howlgalada ciidamada iyo xaaladda kala guurka...
Heshiis hor dhac ah oo ka kooban 12-qodob ayaa laga gaarey dagaal beeleedkii ka dhacayay degaanka Xananbuurre ee Gobolka Galgaduud....
Ra’iisul Wasaare kuxigenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa shegay in Maxkamadda Caalamiga ee ICJ ay laashay dalabkii Kenya...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howl-gallo kala duwan ka sameeyeen degaanno ka tirsan gobolka Gedo,...
Britain waxaa la sheegayaa in ay dhowdahay inay gaarto hadafkii ay tiigsanay bartamaha bishan Febraayo, kaasi oo ah in xanuunka...
Bandiiradleey, Agoosto 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane...
Muqdisho, Isniin, 17 Agoosto 2026: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...
Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho