Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda Soomaaliya, Cismaan Abokor Dubbe, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay...
Shan qof oo lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin ayay ciidanka xoogga dalka qabteen, ka dib markii howlgal...
Xuska sanad guuradii 56 aad ee ciidanka badda iyo difaaca xeebaha Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Wasiirka difaaca...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa khudbaddii maanta u jeediyay xildhibaanada golaha shacabka waxaa uu uga hadlay...
Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay inay taageerayaan maamulka cusub ee Liibiya, waxayna ku baaqeen in si buuxda...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen.Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa kulan looga hadlayay kor uqaadista dhaqancelinta maxaabista la qaatay saraakiisha ciidanka, taliyeyaasha...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Oo Hakisay Maamulkii Ay Umagacaawday Deegnaaka Bacadweyne. wareegto kasoo baxday wasaaradda arrimaha gudaha galmudug ayaa lagu...
Ra'isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta oo arbaco ah waxaa uu khudbad ku saabsan wax...
Qoraal kooban oo lagu baahiyay barta rasmiga ah ee madaxtooyada Puntland ku leedahay Facebook ayaa lagu soo dhaweeyay shirka 15...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu yeeray hoggaamiyaasha Soomaaliya in ay si dhaqso leh dib ugu bilaabaan wada hadalada...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho