Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyey Shirka Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ee ku qabsoomaya 15-ka...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir ku saabsan arrimaha doorashooyinka isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir....
Mudanayaal & Marwooyin Waxaa farxad weyn ii ah in aan manta daahfureyno tallaalka Cudurka Sambabka eeariga Soomaaliyeed oo muhiim u...
Mashruucan oo loogu talagalay in cudurka ku dhaca sambabka ariga looga talaalo In ka badan Afar iyo Toban milyan oo...
Safaaradda dalka Turkiga ee Myanmar ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda inay muujiyaan taxaddar badan kana fogaadaan meelaha ay ka socdaan banaanbaxyada...
Madaxda Faransiiska iyo Hay’adda caafimaadka adduunka WHO ayaa ka wada hadlay sidii si deg deg ah loo gaarsiin lahaa talaalaka...
Khubarada Qaramada Midoobe u qaabilsan xuquuqda aadanaha ayaa ugu baaqay 57 dal inay si deg deg ah muwaadiniintooda ugala baxaan ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhagax dhigay qeybtii labaad ee dhismaha lagu ballaarinayo Isbitaalka Yardimeli...
Wafdi uu hoggaaminayo Taliska Ciidanka Kummaandooska DANAB Ururka 7-aad guutada 16-aad ee Ciidanka Kummaandooska ahna ku-simaha Taliyaha guutada 16-aad ee...
Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa xariga ka jaray dhismo cusub oo uu ku shaqeyn doono maamulka...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho