Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka Golaha Xukuumadda dowlad goboleedka Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qasriga Madaxtooyada maamulkaas ku qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya...
Wasiirka caddaalada XFS iyo safaarada turkiga ee soomaaliya ayaa goob joog ka ahaa heshiis ay kala saxiixanayeen Wasaarada Cadaalada Iyo...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay taageerayaan kuwa maamulka koonfur galbeed ayaa dilay maalin ka hor Shan xubnood oo katirsanaa...
Bulshada ku nool Caasimadda Galmudug ee Samareeb ayaa soo dhoweeyey Shirka Dhowaan la filayo in lagu qabto Magaaladaas, kaas oo...
Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u...
Maamulka Jubbaland ayaa aqbalay inuu ka qeyb galo shirka uu madaxweyne Farmaajo isugu yeeray madaxda maamul goboleedyada, kaas oo 1-da...
Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi oo kormeer ku sameeyey fariisimaha ciidanka xoogga ee duleedka degmada...
Qoraal kooban oo la soo dhigay barta Twitter ee xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay go'aankii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka iyo baahida loo qabo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho