Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa howlgal miinooyin lagu soo saarayay ka fuliyay deegaanno hoos yimaada magaalada Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug,...
Madaxda cusub ee magaalada Feer-Feer ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta kulan la qaatay Dhakhatiir iyo xubno ka mid ah bulshada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa shalay gelinkii dambe oo Khamiis ahayd kula kulmay Magaalada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa soo dhoweeyey go'aanka taariikhiga ah ee uu...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in guryo ka wanaagsan hoyga ay hada ku jiraan loo dhisayo qaar ka mid ah qaxootiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay usoo gudbiyeen ee...
Shaqaalaha rayidka ee Madaxtooyada Qaranka ayaa maanta ka qeyb qaatay wareegga toban iyo sideedaad ee barnaamijka Isxilqaan oo ah barnaamij...
Wasaaradda caafimaadka Dawladda Shiinaha ayaa si toos ah uga hadashay shaqada loo diray kooxda khuburada caafimaadka ee ka socda hay’adda...
Diyaaradda Qatar Airways ayaa dib u bilaabeysa duulimaadyadeedi ay ku tegi jirtay magaalooyinka kala duwan ee dalka Imaaraatka Carabta. Tillaabadaan...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho