Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhaggax dhigay dhismaha cusub ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo...
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Ergayga gaarka ah Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire James Swan,...
Magaalada Xudur ee gobolka Bakool oo dhawaanahaan ay ka jirtay xaalad beni’aadanimo ayaa waxaa gaarey 7 diyaaradood oo sida gargaar...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Framaajo ayaa min hal darajo dalacsiiyay ciidamadii jilbaha u aasay duulaankii Jabhadda falaagada...
Sida ay baahisay wakaaladda wararka Masar ee MENA, Ururka Jaamacadda Carabta ayaa 8-da bisha soo socota ee Febraayo qaban doona...
Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo dhankooda uu ku harsanaa soo Magacaabista Guddiyada doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ayaa ugu dambeyn at...
Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo ka duulaya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhacay 17 Seebteembar 2020 oo ay si...
Munaasabadan oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka saree e Jaamacadda Somaville ayaa waxaa lagu soo bandhigayay heshiis waxbarasho oo ah...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Farxaan Cali Axmed ayaa kulan looga hadlayay xoojinta amniga goobaha doorashooyinka la...
Soo dhawaynta Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun ee Garoowe waxaa ka qayb galay xubno ka tirsan Golayasha kala duwan ee...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho