Howlgalka nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee gobalka Darfur ee dalka Suudaan, kaas oo loo yaqaan UNAMID ayaa maanta ku eg...
Cayaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxaa galabta kulanka final-ka ah...
Wasiirka difaaca Turkiga Hulusi Akar ayaa sheegay in ciidamada Turkiga iyo Russia ay si wadajir ah u difaaci doonaan xuquuqda...
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Jowhar ka furay shir dib u heshiisiineyd oo loo qabtay labo beelood oo wada...
Bayaan kasoo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Dr. Yuusuf bin Axmed ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii kooxaha argagixisadu...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo bandhigeynaa sawirrada shirka Madasha Aragti Wadaagga ee Herritage ee maanta ka furmay magaalada...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa farriin amniga la xiriirta u diray taageerayaasha xulalka Galmudug...
Danjiraha Dawladda Soomaaliya u fadhiya dalka Ethiopia Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Alle...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka hadlay shirka Madasha aragti wadaaga ayaa tilmaamay in musharixiinta u taagan...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo isna ka hadlay Madasha ayaa u mahadceliyay Madaxda dowlad Goboleedka Puntland...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa si weyn ugu hambalyeysay gabdhaha Soomaaliyeed...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay saddexda arday ee kaalmaha...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho