Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta hal abuurka Shaqada iyo...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Xeer-nidaamiyaha...
Ciidanka Dowlada Kenya ayaa sheegay in ay ku dileen 4 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab gobalka Lamu ee xeebta dhaca....
Wasiirka Wasaaradda amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi guddoomiyaha gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal iyo duqa dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh...
Barta twiiterka ee ciidanka AMISOM waxaa maal mahan rukun u ah sawiro iyo fariimo ka turjumaya nolosha iyo horumarka ka...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ee 2020/21 isagoo tixraacaya faafinta rasmiga ahayd ee dhaqan galinta doorashada isla markaasna ahmiyad...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan wadatashi ah oo ku addan doorashooyinka la qaatay ururrada...
Xubnno ka socda Booliska iyo Nabadsugida Caasimada oo ay hoggaaminayaan Saraakiisha labada Talis ayaa ka faa’idaysanaya tababar ku saabsan habka...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka Galmudug Mahad Caabi Ciise, Mas’uuliyiinta...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Maxamed Tahaliil Biixi iyo saraakiil uu hoggaaminayo oo kormeer la xiriira howlgalada ciidamada...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho