Waxaa maanta lagu wadaa inuu dhaqan galo go’aankii khamiistii kasoo baxay golaha wasiirrada maamul goboleedka Puntland, kaas oo shirkadaha isgaarsiinta...
Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa Howgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gudaha Degmada Walaweyn ee Gobolka shabellaha Hoose waxa...
Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug ayaa iyadoo ka duuleysa baahiyaha caafimaad ee ka jira magaalada Cadaado waxey isbitaalka guud ee...
Iyada oo la fulinayo amarkii wasiirka arimaha gudaha ayaa waxaa dib xeryahoodii ugu laabtay askar ku sugan magaalada beledweyne waxaana...
Wasiirka Wasarradda Arrimaha Gudaha Fedaraalka Iyo Dib-u -Heshiisinta General Mukhtaar Xussen Afrax ayaa shir Jaraaid u qabtay Ugu Mahadceliyey shacabka...
Gudi ciidan oo wadajir ah kaas oo ay leeyihiin Sudan iyo itoobiya ayaa ka wada hadlay arimo la xiriira amaanka...
Heyada qaramada midoobe cunada iyo beeraha qaabilsan FAO ayaa ka digeysa ayax hor leh oo ku wajahan bartamaha soomaaliya oo...
Munaasabadaan Oo Ay Soo Agaasintay Wasaarada Haweenka Iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug Isla Markaana Qeyb Ka Ah Munaasabadaha Lagu Maamusayay Maalinta...
Muqdisho, 03 Desember, 2020 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Khamiis...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...
Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho