Dowladda Federaalka Soomaaliya iyada oo ka duuleysa madaxbannaanideeda qarannimo ee uu dammaanad qaadayo xeerka iyo qaanuunka caalamiga ah, gudanaysana...
Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu la shaqeeyo Madaxweynaha Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed si...
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka tirsan howlgal-ka Midowga Yurub ee Soomaaliya....
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyey...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Mukhtar Xuseen Afrax ayaa maanta isku keenay laba beelood oo...
Akhriso bayaanka ay soo saartay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr Fowziya Abuukar Nuur oo u qornaa sidan: Wasaaradda caafimaadka iyo...
Tababarkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimah Diinta oo lagu baranayay ka hortagga faafinta fikirka xagjirka ah...
Guddiga Arrimaha bulshada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo dhageysi dadweyne mariyey Hindise-Sharciyeedka Waxbarashada dalka. Halkan ka dhageyso Baraamijka oo dhameystiran
Guddiga Hirgelinta Doorashadda dawlad goboleedka Galmudug oo ka kooban 11 xubnood ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey yeeshay waxayna guddigu cod...
Hay’adda duulista dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in dib loo bilaabay duulimaadyadii diyaaradaha ee tagi jiray gobalka Tigray ee waqooyiga Itoobiya....
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho