Ku-simaha Agaasimaha Guud Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cali Xuseen ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay mas’uuliyiin ka...
Kulanka mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Dalka ee maanta oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan...
Guddoomiyaha Gobolka Barri Mudane Cabdimsamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta xafiiska maamulka Gobolka Bari kulan kula qaatay Wasiirka Xanaanada Xoolaha...
Wafdigaan oo isugu jirey Wasiiro, Xildhibaanno iyo Maamulka Cusub ee Gobolka Bakool ee dhowaan la soo magacaabay waxa horkacayey Wasiirka...
Taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliya Jeneraal Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud....
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtar Xuseen Afrax ayaa kormeer ku...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warmurtiyeedka ka soo baxay shirka Wadatashiga Dakhli wadaagga Kalluumeysiga dalka iyo dib...
Isbitaalka Adyer ee magaalada Mekelle waxaa maanta gaaray gargaarkii ugu horeeyay ee caafimaad mudo bil ah . Kolonyo gaadiidka xamuulka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Garowe kulan kula yeeshay madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi...
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Siraaji Sheekh Isxaaq ayaa magaalada Muqdisho uga furay aqoon kororsi...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho