Wakiilka midowga afrika ee soomaaliya Francisco Madeira ayaa la kulmay madaxa howlgalka tababarka ciidanka midowga Yurub ee soomaaliya jeneraal Fabiano...
Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada Puntland Cismaan Lug atoor ayaa faahfaahin ka bixiyay shil diyaaradeed oo ka dhacay gudaha Garoonka...
Munaasabadan oo lagu qabtay Xerada Ciidanka Kumaandoos Danab Balidoogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose islamarkaana ay ka qeyb galeen Taliyaha Ciidanka...
Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in rasaas iyo hub badan ay ka heleen goobo ku yaala magaalada Mekelle ee xarunta gobalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Danjire Yuusuf-Garaad Cumar in uu noqdo Ergayga Gaarka...
Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee XFS mudane eng. Cabdulaahi Abuukar Xaaji (Cabdullaahi Carab) oo ay wehliyaan wasiiru...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray Bullaacadda dhismaheedu ka socodo...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa eedeymo waa weyn oo ay ka mid yihiin qalqal galin amniga Qaranka iyo jiritaanka dowladnimada usoo...
UK ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee meel mariya talaalka cudurka safmarka ah ee Covid-19. Xoghayaha caafimaadka Britain Matt Hancock...
waxaa mudooyinkii u danbeeyay magaalada Galkacyo ka socday dadaalo lagu xoojinayo waxbarashada caruurta maqalkoodu maqan yahay ayaa waxaa masuuliyiin ka...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho