Maamulka magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya ayaa koox caafimaad oo isugu jira dhaqaatiir iyo shaqaale kale u diray...
Allaha ha unaxariistee waxaa isbitaalka xoogga dalka ka socota aaska sideed dhalinyaro ah oo xalay ku dhintay weerar argagixiso oo...
Saraakiisha Ciidamada itoobiya ayaa sheegay in dhowr jiho ay guluf xoog leh uga qaadeen magaalada Mekelle ee xarunta Tigray. Jeneraal...
Qaraxyo laga maqlay magaalooyinka Asmara Dekemehari, Gemehalo Nefasit ee dalka Eritrea. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay u muuqdeen weerar...
Ciidamada itoobiya ayaa sheegay in dhowr jiho ay guluf xoog leh uga qaadeen magaalada Mekelle ee xarunta Tigray. Jeneraal Hassan...
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelada dadkii ku dhintay qaraxii argagixisadu caawa la eegteen maqaaxi ay dad shacab ahi...
Muqdisho, 27-11-2020, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay cambaareyneysaa falkii waxashnimada lahaa ee argagaxisadu ay caawa ku bartilmaamadsadeen shacabka Soomaaliyeed ee aan...
Mohsen Fakhrizadeh oo ah seynisyahankii ugu sareeyay barnaamijka horumarinta nukliyeerka Iran ayaa la dilay sida ay xaqiijisay wasaarada difaaca ee...
Iyadoo si habsami leh uu u socanayo dhismaha xabsiga weyn ee Galmudug ee laga hirgalinayo duleedka bari ee magaalada Gaalkacyo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Aas Garoowe loogu sameeyay Allaha u naxariistee Marxuum Khaliif...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho