War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Ra’isulwasaaraha Itoobiya ayaa lagu sheegay In Mekelle ay si buuxda gacanta ugu...
Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku dhigay Dhagar qabe ka tirsanaa kooxaha Argagixisada oo bangacmeed caawa ku tuuray Saldhiga Degmada Xamar...
Ciidanka itoobiya ayaa sheegay in ay hub ka heleen kaniisad ku taala deegaanka Wajerat ee gobalka Tigray halkaas oo la...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan degdeg ah isugu yeeray laamaha amniga ayaa ka dhageystay...
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa maanta kala wareegtay hey'adda IRC, qalab iyo daawooyin caafimaad oo loogu talagaley xarunta la tacaalka xanuunka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane, Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo dar-dar-galinaya shaqooyinka horyaalla Waasaaradda...
Xafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa cambaareeyey weerarkii arxan daradda ahaa ee xalay argagixisaddu ku qaaday maqaayad ay ku sugnaayeen...
Howlgalkan qorsheeysan ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxey ka fuliyeen deegaanka geel-gub ee degmada Cadalle ee gobolka shabeelaha dhexe. Howlgalkaan...
Wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Turkiga ee aan walaalaha nahay ayaa si adag maanta u cambaaraysay weerarkii argagixiso ee sababay...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad uu xilka kula wareegayay wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda taasi oo ka...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho