Waxaa la yiri “Wax la arag waxna noo laaban” oo loola jeedo wax aan hore loo arki jirin oo soo...
Safaaradda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Koofurta Sudan oo kaashaneysa jaaliyadda wadankaasi ayaa 25 tan oo deeq ah gargaar ah...
Dowladda federaalka Soomaaliya iyo qaramada midoobay ayaa wada saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaasi oo hagi doona sida dalka iyo...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa weerar ku dilay ku dhawaad 50 ka Tirsanaa maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab iyo madaxii howl-galinta...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Nuur Cismaan Xaaji ayaa sheegay in Ayaxa uu saameyn ku yeeshay...
Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho saaka laga soo dejiyay meydka Allaha u naxariistee Sheekh Cali Maxamuud Weheliye, Sheekh Cali...
Ka dib roob galabta ka hooray Koonfurta Gobolka Mudug ayaa sababay dhimashada 1 ruux halka qof kalena uu ku dhaawacmay,...
Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa maanta garoonka kubadda cagta ee Muqdisho u aqoonsaday garoon caalami ah, kaas oo...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay Istaraatiijiyada Nafaqada Qaranka 2020-2025 (Somali Nutrition Strategy 2020-2025)...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen oo mudooyinki la soo dhaafay shaqo u joogay caasimadda Dalka ee Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa...
Muqdisho, Soomaaliya- 11 Agoosto, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wadahadal...
Muqdisho, Soomaaliya – 11 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa...
Muqdisho, Talaado 11 Agoosto 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho