Wasiirka arrimaha gudaha federaalka iyo dib u hishiisiinta ee dowladda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye oo maanta khudbad ka jeediyay...
Waxaa goor_dhow xarunta Villa Hargeysa ka furmay kulanka koowaad kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha...
Gabadha ay walaalaha yihiin hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa door muhiim ah ka qaadaneysa olole cusub oo ka...
Madaxweynaha maamulka Koofur galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay kulamo la qaatay masuuliyiinta maamulka gobolka Bakool, kan degmada...
Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulankooda ugu horreeyay kalfadhiga 7-aad ay ku...
Sida lagu sheegay War_ saxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen Ururka Midowga Yurub,ayaa loogu baaqay dhammaan dhinacyada ku lugta...
Wasaaradda amniga Galmudug ayaa qaar kamid ah beelaha dega Gobalka Mudug kala wareegtay hub iyo gadiid dagaal, taas oo qeyb...
Guddiga joogtada golaha shacabka baarlamanka jamhuuriyadda federalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta kumeel gaarka ah ee golaha shacabka,...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteedi maalinlaha aheyd ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho