Mudanayaasha golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulan ay ku yeeshaan xaruntooda KMG ah ee Villa...
Ku simaha Ra'isulwasaarha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guukeed oo qudbad ka jeediyay shirka ayaa u hambalyeeyay xubnaha qaramada midoobe guusha...
Xildhibaanadda golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berito ah kulan ay ku yeelanayaan xarruuntooda ku meel gaarah...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka codsaday Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay in Madaxda shiinaha lagula xisaabtamo faafitaanka...
Wasaaradda qorsheynta iyo hormarinta dhaqaalaha dalka ayaa maanta magaalada muqdisho ka furtay tababar ku saabsan mashaariicda midowga yurub ee Soomaaliya...
Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qalab xafiiseed ku wareejisay xafiiska agaasinka waxbarashada gobolka...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee...
Sii hayaha Ra’iisulwasaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo...
Turkiga ayaa maanta sheegay in cunaqabateynta midowga Yurub saareen shirkad Turki ah oo lagu eedeeyay in ay ku xadgudubtay xayiraadda...
Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho