Sii-hayaha Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay guddi wasiirro ah oo diyaarinayo munaasabadda xil wareejinta ra’iisul wasaaraha...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dib u habeyn lagu...
Safaaradda Mareykanka ee soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo kaashaneysa barnaamijka cuntada adduunka ee WFP ay raashiin siineyso dadka ku...
Howl-wadeennada iyo qaar kamid ah masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay wijiga...
Turkiga ayaa diiday eedeyn uga timid guddiga sare ee xuquuqul insaanka Qaramada Midoobay oo ku aaddan xadgudubyo ka dhan ah...
Diyaarad nuuca xamuulka qaada ah oo laga leeyahay dalka Kenya ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho....
Guddoomiyaha degmada Dharkeynley iyo agaasimaha dalxiiska & maalgashiga gobolka Banaadir ayaa daah furay dalxiiska degmada Dharkeynley oo markii ugu horreysay...
Kooxda kubadda cagta FC Dayax Power Supply ayaa ku guuleysatay koobka kooxaha heerka Koowaad ee Xiriirka kubadda cagta degmada Beledweyne...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadal ka jeediyey munaasabad casho sharaf ah oo uu ku maamuusay...
Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho