Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed isagoo ku hadlaya magaciisa, kan Guddoonka, Magaca Xildhibaannada Baarlamaanka Dowlad Goboledka...
Allaha u naxariisto waxaa goor dhaw magaalada Jowhar lagu dilay Wasiiru Dowlaha Diinta iyo Awqaafta ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Marxuum...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirkii Doorashooyinka dalka ayaa uga mahadceliyey Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha...
Wasiiro ka tirsan dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta howlo shaqo u tegay deegaanka Dhabad ee Degmada Caabudwaaq, halkaasi oo ay...
Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Waxbarashada oo ay ku...
Guddoomiye ku xigeynka Howlaha Guud ee Gobalka Banaadir mudane Cumar Cali Cabdi oo uu Wehliyo Agaasimaha Guud Warbaahinta Gobolka Banaadir...
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa cambaareeyay dilkii dadka shacab ahaa oo loogu geystay Raagaceelle...
Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay deegaanka Duu-hooyo ee hoostaga magaalada Raka Raaxo ee gobolka Bari ayaa sababay dhimasho iyo...
Gawaari nooca xamuulka ah oo u rarnaa ganacsato, isla markaana xayirnaa in muddo ah, ayaa gaaray Magaalada Xuddur ka dib...
Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho