Ra’iisul wasaaraha dowladda QM aqoonsan tahay ee Libya Fayez al-Sarraj, ayaa sheegay in xilka ka degi doona dhammaadka bisha soo...
Saraakiisha dalka Suudaan ayaa sheegay in la xirey 41 nin oo lagu eedeeyay in ay heystaan tiro badan oo walxaha...
In ka badan 200 oo maxbuus ayaa ka baxsatay xabsi ku yaala waqooyiga bari ee Uganda, sida ay saraakiishu sheegeen,...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Muqdisho kula kulmay Safiirka dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya, waxaana ay...
Siihayaha Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Siihayaha Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dalka Suudaan Taaj Al-Siri Cali ayaa sheegay maanta oo Arbaco ah in la soo qabtay 41...
Farriin digniin ah oo ka soo baxday Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbadalka cimilada dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay todobaadkan...
Hantidhawraha Guud ee Qaranka, mudane. Maxamed Maxamuud Cali ayaa ka qayb galaya shir caalami ah oo socon doona muddo labo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray Darjiino ku yaala dhismaha taariikhiga...
Maamulka Galmudug ayaa ku guuleystay xallinta Deegaanno ay ka jireen is qabqabsi dhanka dhulka ah oo u dhexeeyey xoolo dhaqato...
Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho