Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan ehelka, masuuliyiinta, bahda...
Alle ha u naxariistee waxaa salaadii Jimcada kaddib qarax lala beegsaday dhaawacii ka soo gaaray u dhintay Guddoomiyihii rugta ganacsiga...
Taliska guutada shanaad qeeybtiisa 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee saldhigiiso uu yahay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan...
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS Mudane Xasan Xuseen Xaaji ,ayaa manta ka warbixiyay qodobo la xiriiray sida ay lagama...
Ra'iisul wasaare ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, ayaa sheegay in dowladda Qatar...
Wafdi ka socda dawladda aanu walaalanaha nahay ee jabuuti ayaa kormeer ku tagay shalay magaalada Hobyo ee gobolka Mudug, iyagoo...
Qaramada Midoobey ayaa ku baaqday in la uruuriyo dhaqaalo deg deg ah oo lagula dagaalamo cudurka corona virus ka dib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed u...
Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa baaritaan ku haya qaraxyo dheemish ah oo caawa laga maqlay degmooyin dhawr ah oo gobolka...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dowladda iyo shacabka...
Muqdisho, Isniin, 10 Agoosto 2026: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray...
Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib doorasho ka dhacday...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban saraakiil sare oo...
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay warbixinnada baaritaannadii uu sanadkan ku sameeyay hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho