12 qof ayaa ku dhimatay 10 kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay koonfoorta dalka Itoobiya . Saxaafadda Itoobiya...
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobolleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa sheegay in uu kulan muhiin ah Magaalada Muqdisho kula...
Beeraleyda degmada Xuddur ee gobolka Bakool ayaa cabasho ka muujinaya dhac iy burburin loo geesto dalagyada beerahooda marna laga qaato...
Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamed bin Salmaan ayaa shalay la kulmay Jared Kushner, oo ah lataliyaha Madaxweynaha Mareykanka, kaasi...
Munaasabad lagu maamusayay sannad guuradii koowaad ee kasoo wareegatay markii uu xilka la wareegay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada...
Waxaa galabta magaaladda Muqdisho lagu soo gabo-gabeeyay Koob kubadda Cagta ah oo ay cayaareen dhamaan hey'adaha kala duwan ee Dowladda...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa caasimada ,Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish wasiiro iyo xilidhibaanno ka tursan dowladda Soomaaliya ayaa garoonka...
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa manta kulan fogaan arag ah la yeeshay Madax ka tirsan Ururka Jaamacadda...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta wareegto uu soo saaray is...
.Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa soo dhaweeyay heshiiska nabadeed ee Dowladda Suudaan iyo hoggaamiyaasha dhaqdhaqaaqyada hubeysan ay...
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo...
Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho