Marka hore iga gudooma salaan iyo tixgalin,marka xigtana Qoramadaan kooban ayaan u arkay in ay malaha fiicnaanlahayd in aan soo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada iyo bilicda Buula-burte ee gobolka Hiiraan, gaar ahaan beer ku taala...
Wasiirka arimaha gudaha Kenya ayaa amray in la xayiro hantida iyo lacagaha bangiyada ugu jira 9 muwaadin oo Kenya u...
Sii hayaha Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada ee Soomaaliya mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa fogaan arag kaga qeyb galay kulan...
Xoghaya arimaha dibadda UK Demonic Raab ayaa ku dhawaaqay 119 Malyan oo ah lacagta UK, taas oo u dhigata 158...
Wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda...
Hey'adda xuquuqda aadnaha ee Human rights watch ayaa maanta sheegtay in shaqaalaha caafimaadka dalka Suuriya ay u dhimanayaan cudurka COVID-19....
Agaasimaha warfaafinta Madaxtooyadda Soomaaliya mudane Cabdi Nuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in caawa si rasmi ah uu u furmayo kulan...
Muqdisho, Sibteembar 02, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane...
Baarlamaanka Tunusia ayaa cod aqlabiyad ah maanta oo Arbaca ah ku ansixiyay Xukuumadda Cusub ee uu madaxda u yahay Hishaam...
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo...
Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho