Sii hayaha wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo ay wehliyaan wasiirka waxbarashada Hirshabeelle ayaa dhagax dhigay Dusiga...
Shirkan looga hadlayo isku-xirka laamaha Socdaalka Jinsiyadaha ayaa lagu qabtay magaalada Dhusamareeb waxaana ka soo qaybgalay agaasimaga guud hay'ada Socdaalka...
Xildhibaanno ka tirsan Aqalka wakiillada Dalka Marayka oo ay ka mid tahay Ilhan Cumar ayaa dacwad ka gudbiyay ciidamada ka...
Wafdi uu hogaaminayo sii hayaha wasiir ku xigeenka wasaaradda gadiidka iyo duulista hawada ee xukumadda federaalka Soomaaliya xirsi Rooble ee...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa la kulmay Safirka Dowlada UK u fadhiya Somalia mudane Ben Fender....
Bayaan kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu taageeray heshiiska nabadeed ee ay wada gaareen Dowladda Suudaanta waqooyi iyo...
Waxaa goor dhaw la filayaa inuu magaalada dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud uu ka furmo shir looga hadlayo isku-xirka laamaha...
Wafdi uu hogaaminayo sii-hayah wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa saakay ka amba baxay magaalada Muqdisho iyagoo kusii jeeda magaalada...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada darawiishta dowlad goboledka Jubbaland...
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo...
Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho