Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta safar shaqo ku yimid magaalada Muqdisho, waana socdaalkiisa ugu...
Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta, Dhaqaalaha iyo iskaashiga Caalamiga ee Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta shir wada-tashi ah la yeelatay Hay'adaha Wadaniga...
Howlgalkaan oo qeyb ka ah qorshaha xoojinta amniga iyo nabad galyada Magaalada Gaalkacyo sidoo kalana lagu fulinaya amar dhawaan kasoo...
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa xukuno kala duwan ku riday Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ,...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda Soomaaliya inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa muqdisho kaga qeyb-galay kulan dadweyne ah oo Guddida...
Howlgalgalkan oo ujeedkiisu ahaa sifeeynta maleeshiyaadka argagixisada ee wadada, ugala gaadiidka kusafra inta udhexeeysa magaalada muqdisho iyo jowhar ayay ciidanka...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ka ambaqaadaya Ballanqaadkiisa ahaa dhisidda hay'adaha Garsoorka oo tayo leh, ayaa...
Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho