Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka...
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa Magaalada Dhusamareb uga Qaybgalay Munaasabada 14 Sano Guuradii ka...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka oo maanta si rasmi ah ula wareegay Degmada Kuntuwaareey ee Gobolka Shaeelaha Hoose ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalinta beri ah uu Xildhibaannada Golaha Shacabka u...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa magacyada Horjoogeyaasha maanta lagu dilay magaalada Kuntuwaareey ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidanka...
Gudoomiyaha baarlamaanka galmudug Maxamed Nuur Gacal oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu maanta xariga ka jaray waddo laami...
Waraka naga soo gaaraya gobolka Sh.hoose, ayaa sheegaya in Ciidanka Kumaandooska Danab ay la wareegeen degmadda Kunturwaareey,halkaasi oo ay ku...
Makadaxweyne iyo ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid iyo xubo ka tirsan golaha wasiiradda ayaa ka qeyb-galay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdirixmaan geerida...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho