Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoogga saaraya sidii looga mira-dhallin lahaa Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo...
Guddiga Farsamada ee ka baaraan degidda talooyinka la xiriira hannaanka iyo hab-sami u socodka arrimaha Doorashooyinka ayaa gaaray Caasimadda Galmudug...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaana garoonka kusoo dhoweeyay Madaxwayanaha Galmudug Axmed...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaana garoonka kusoo dhoweeyay Madaxwayanaha...
Dadka la soo celiyay oo u badan dhalinyaro da'doodu ka hooseeyso 40-ka ayaad ka dareemaysay farxad markii ay cagaha soo...
Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo yeeshay fadhigiisa 3aad kulankiisa 7aad, uuna shir Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Aqalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta hortegay golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda dalka...
Ciidamada Xoogga Dalka ee Sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Dagmada Kuntuwaarey...
Kulanka golaha Xildhibaannada shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in goordhow uu ka furmo xarunta KMG golaha shacabka ee Villa...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho