Wajia labaad ee shirka wadatashiga ka qeyb-qaadashada isbedelka cimilada ee heer qaran ee uu soo qaban qaabiyay guddiga isbedelka cimilada...
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta xariga ka jaray xafiiska hubinta qalabka dhismaha oo qalabeyn...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiiro, Xildhibaano Iyo maamulka...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo soo dhaweyn ah xalay ugu sameeyay magaalada...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa dilay horjoogihii Al--shabaab u qaabilsanaa deegannada Awdheegle,Mubarak iyo Daarusalaam ee gobolka Shabeellaha Hoose iyo sidoo...
Sii hayah wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Sadik Warfa ayaa maanta guddoomiyay kullan la xiriiray...
Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macalin oo ay wehelinayaan Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid...
Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa caasimadda muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa maanta dhagax dhigay goob loogu Talagalay...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho