Dood cilmiyeed looga hadlayay Xaaladda Af Soomaaliga ee dhinacย Maamulka iyo ganacsiga, ayna soo qabanqaabisay Akadeemiye Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa...
Xukuumadda oo dedaal xooggan ugu jirta tayenta heerka waxbarasho ee dalka iyo daadejinta hannaanka loo maamulo waxbarashada, ayaa maamulka gobalka...
Hayโadda Qaramada midoobay u qaabbilsan socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in kumanaan musaafuriin sharci darro ah ay ku xayiran yihiin...
Munaasabad balaaran oo maanta lagu qabtay hoolka sahal ee magaalada Muqdisho ayaa maamulka gobolka Banaadir Lagu wareejiyay waxbarashada Caasimada. Munaasabada...
Madaxweynaha Dowlad goboleedkaย Puntland Siciid Cabdullaahi Deni waxa uu tiiraanyada la qeyb-sanayaa geerida Alle ha u naxariistee Taliyihii ciidanka Madaxtooyada...
Sii hayaha madaxweynaha Galmudug ahan madaxweyne ku xigeenka iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa u ambabaxay magaalo xeebedka hobyo ee gobalka...
Ciidanka amniga dowlad Goboleedka Puntland ee PSF iyo kuwa Booliiska ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay xerada Kabiddaย ee waqooyiga...
Guddoomiyaha magaalo madaxda gobolka shabeellaha hoose ee Marko Cabdullaahi Cali Axmed (Waafoow) ayaa sheegay in xaalada deg deg ah ay...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa soo xidhay wejiga labaad ee mashruuca horumarinta...
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa Gacanta kusoo dhigay xubno lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, ka...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐ฆ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ธ๐ต๐ ๐๐ธ๐ต๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฅ๐ผ๐ผ๐ฏ๐ผ๐๐๐ฎ๐น๐ถ, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hayโadda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho