Wafdigan uu hogaaminayo siihayaha Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka ee Xukuumadda Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo siihayaha Wasiir...
Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa, Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) oo ay...
Guddiga adeegga shirkadaha diyaaradaha Soomaaliyeed ayaa sheegay inay qasaareen lacag ka badan 125 milyan sedex bil ee ugu horeysay inta...
Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa toogtay Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo biyaha wabiga ku fasaxay magaalada Awdheegle si ay u...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiir ku xigeenka Dowadda Talyaaniga ee Soomaaliya...
Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgal ay fuliyeen degaanno hoostaga Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelada Hoose ku khaarijiyeen horjooge iyo maleeshiyaad...
Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hiiraan, Cabdiraxiin Muxumad Taakooy ayaa sheegay in muwaaddin Soomaaliyeed ay usoo celiyeen Dhul laga haystay muddo 30...
kulanka oo uu soo agaasimay maamulka degmada kaxda ayaa waxaa ujeedadiisa ahayda xoojinta doorka dhalinyaradda iyo dhaxgalka bulshada ku dhaqan...
Xafiiska ka hortagga Askareynta Carruurta ee wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa Maanta ka daahfurtay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo tababar ku...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho