134 cesho kadib maanta ayaa dib loo furay duulimaadyada caalamiga ah ee dalka,waxaana ay ka dabeysay markii todobaadkii lasoo dhaafay...
Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Najax ayaa ka tacsiyadeeyay weerarkii caawa lagu dilay guddoomiye ku xigeenka Wanlaweyn Maxamed...
Xildhibaanadda golaha Shacabka oo kulan ku yeelanaya xarunta kumeel gaarha ah ee Villa Hargeyska ayaa ka doodi doono si wadista...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Boliiska ayaa maanta safar...
Ururka midowga duulimaadyada dalka ayaa soo qaban qaabiyay munaasabadaan lagu soo dhaweynayay Maareeyaha cusub ee hay’adda duulista rayidka Axmed Macalin...
Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee maamulka Jubba land Saacid Cabdullaahi Macallim Maxamed oo la hadlayay Radiomuqdisho ...
Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay Dalka dib ugu soo celiso 11 Dhallinyaro ah oo muddo ku xayirnaa Waddanka...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa hoyga uu ka degenyahay magaalada muqdisho ku qaabilay Safiirka dowladda Qadar...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho