Taliyaha qeybta Booliiska Galmudug General Bishaar Abshir Geedi oo kormeer howleed kumaraya Sadhigyada degmooyinka ayaa gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka...
Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Dalka, mudane, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xarigga ka jaray machadka sare ee daraasaadka amniga oo...
Guddiga xuduudaha iyo fedaraalka dalka oo maanta kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho xubno ka socday dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa kala...
Howlgalkani oo ahaa mid lagu bur-burinayay meelo ay ku dhuumaaleeysanayeen maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab ayaa ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa Shalay oo ay Taariikhdu ku beegnayd 1/8/2020-ka xilka ka qaaday wasiirkii Biyaha...
Kumanaan Israa’iil ah ayaa isugu tagay waddooyinka dhowr magaalo oo ka tirsan dalkaasi iyagoo dalbanaya in uu iscasilo R/Wasaare Benjamin...
Madaxweynaja Dowlad Goboleedka K/Galbeed Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen ayaa Guddoomiye ku xigeenka Samofalka Gobolka Baay u magacaabay Aadan Xasan...
Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay kulan loogu duceynayay Allaha u naxariisto...
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Cabdiraxmaan Mucaawiye Sheekh Ibraahim u magacaabay in si KMG ah...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho