Waxay ahayd munaasabad lagu maamusayay 12 April oo ku Beegan 60 Sanad Guuradi kasoo wareegatay Marki la aas aasay Ciidamada...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha...
Kulan ay maanta ku yeesheen saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee qeybta 27-aad Magaalada Badweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeyay Sanadguurooda 60-aad oo ku beegan...
Barnaamijka Faaqidaada wararka waa maalinle waxaana inta badan xooga aan ku saarnaa dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Calaamka hase ahaatee Maalmahaan...
Wasiirka Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Mudane Sheikh Nuur Maxamed Xasan iyo Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo maanta kulmay ayaa ka wada...
Umad kasta oo kamid ah bulshada ku dhaqan dunida waxay si gaar ah u leeyihiin munaasabado iyo xaflado qiimo gal...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa hambalyo u diray Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed taasi oo ku aadan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, si...
Bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeeday faragelinta iyo xadgudubka YH-da Israa’iil ay kula kacday midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay Keydkii biyaha ay dhigan jireen khawaarijtii laga xoreeyey deegaanka Jilib marka ee...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta qabtay kulan lagu soo bandhigayay Natiijada Qiimeynta iyo Hubinta Hufnaanta Qabashada, Xisaabinta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho