Magaalada Gaarrisa ee Waqooyi bari Kenya ayaa saakay kacsan, kadib markii ay isu soo bax rabshada wata sameeyeen Boqolaal Qof...
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen ay kusoo qabteen xalay Koox Burcad ah oo Muwaadin Soomaaliyeed oo...
Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay dad cusub oo laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus, iyada oo cudurka...
Howlgal baaritaan ah oo lagu baadi goobayey xubno ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa ciidamada Xooga Dalka ka fuliyeen Galbeedka Magaalada...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu igmaday Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ahaa Ra’iisul Wasaare...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Gaalkacayo, Madaxweynaha iyo...
Tababarkan oo ku saabsan xirfadda xiriirinta raadiyaha ayaa loo furay 10 wariye oo ka tirsan warbaahinta Qaranka gaar ahaan waaxda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo waxaa soo gaartay go’aanka ay Xildhibaannada Golaha Shacabka codka kalsoonida kala...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo goor dhow soo xiray kulankii Maanta ee Baarlamaanka ayaa sheegay in...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho