Wasaaradda Caafimaadka ee maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa xarun Caafimaad oo cusub ka hir-gelineysa degaanka Ceel-jaalle ee duleedka Magaalada Baladweyne. Agaasimaha...
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo safar dhulka ah oo ay saaka kaga amba-baxay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa gaaray...
Maamulka gobolka shabeellaha hoose ayaa maanta gargaar ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka u qeybiyay dad danyar ah oo...
Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada Jubbaland, Puntland iyo Hirshabeelle ayaa Magacaabay xubnaha ku metelaya Guddiga farsamada ee dhawaan madaxda Dowlada dhexe iyo...
Ciidamada Dalalka Jabuuti iyo Itoobiya oo qaybta ka ah howl-galka midowga Afrika ee AMISOM ayaa deeq dawo ah gaarsiiyay Isbitaalka...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 25/7/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa...
Kulan loogu duceynaayay Allaha u naxariistee shuhadadii ku dhimatay Qarixii ka dhacay 24/07/2019 ayaa maanta lagu qabtay mu'asasada Macalin Nuur...
Wafi ka kooban Wasiirda Dastuurka Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo uu hoggaaminayo Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah lagu wadaa inay kulan ku yeeshaan xarruuntooda KMG ah ee Villa Hargeysa. Agendaha...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho