Madaxweynaha Falastiin mudane Maxamuud Cabaas, ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Faramajo iyo shacabka Soomaaliyeed munaasabadda...
Boqorka Dalka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis iyo dhaxal sugaha dalkaas Maxamed Bin Salmaan ayaa dhambaal Hambalyo ah usoo...
Amiirka Qatar SheekhTamiim Bin Xamad ayaa hambalyo ku saabsan maalinta xorriyadda u soo diray Madaxwaynahaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxmaed Cabdullaahi...
Dhallinyarada Ururka Nabadda Cagaaran ee Soomaaliya ayaa inka badan lixdan geed ku talaalay xarunta Dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye,...
Munaasabad ay soo qaban-qaabiyeen Ururka Dhallinyarada Gobolka Hiiraan laguna maamuusayay 60 sano guuradii ka soo wareegatay xornimada Dalka iyo israacii...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Deeqo Yaasiin oo hadleysay doorka Haweenka ee ka qaybgalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Madxafka Qaranka ayaa ku bogaadiyey dhallinyaradii isu xilqaamay...
Xuska 60 sano guuradii ka soo wareegatay xornimada Dalka iyo israacii labada Gobolka ee Waqooyi iyo Koonfur ayaa xalay magaalada...
Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah ee diwaangalinta siiyay 8 xisbi oo ku biiriya xisbiyadii GMDQ...
Munaasabadda xuska 60 guuradii kasoo wareegtay markii Goballada koofureed xuroobeen oo xalay lagu qabtay dagmada Goldogob ee gobalka Mudug ayaa...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho