Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay...
Soomaaliya ayaa loo doortay Madaxweyne ku-xigeenka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay muda xilleedka 75-aad ee 2020/201. Abuukar Cusmaan Baalle...
Safirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta booqasho sharafeed xafiiskiisa ugu tagay siihayaha Safaaradda...
Munaasabad kooban oo ay xilalka ku kala wareegayeen Taliyeyaasha ciidamada dhulka iyo Badda ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta lagu...
Agaasimaha Sheybaarka Qaranka, Sahra Ciise ayaa waxa ay ku soo dhaweysay xarunta Sheybaarka wafdi uu hogaaminayay Ergayga Gaarka ah ee...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor” oo maalmahan socdaal ku maraya deegaannada Galmudug...
Dhul beereedka ku teedsan Degmada Xudur inta badan waxa lagu beeraa dalagyada kala ah Masago, Galey iyo Digir waana soo...
Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa markii ugu horreysay ka jawaabtay eedeyn uga...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho