Munaasabadaan ay soo qaban qaabiyeen rugta qorayaasha Soomaaliyeed ee dalka Uganda ayaa marti waxaa ku ahaa wasiirka shaqada iyo Arrimaha...
shir ay soo qaban qaabiyeen wasaaradda Howlaha guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,isla markaana ay ka qeybgalayaan Wasaraddaasi iyo Wasaaradaha Hawlaha...
Agaasimaha Waaxda deb demiska gobolka Banaadir C/qani Maxamed Axmed oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay ku guuleysteen...
Munaasabadan lagu weyneynayay 60 sano guuradii ka soo wareegtay aas aaska ciidanka cirka ee xooga dalka oo ay soo qaban...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomalaiya mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta tababar u furay 20 Saxafi...
Gudoomiyaha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa kormeeray mashaariic horumarineed, oo ay maalgelineyso Wasaaradda arimaha Gudaha ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya,...
Iyadoo lagu hawlanyahay horumarinta xarumihii danta guud, isla markaana ay gebagebo marayaan qaybo badan oo kamid ah dhismayaashii dib loogu...
Sida lawada ogsoonyahay abaarahii ku dhuftay Gobolada Baay, Bakool iyo Shabeelada Dhexe ayaa waxa ay sababeen in qoysas badan ka...
Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Xudur...
Wasiirka Aminiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Islow oo la hadlay Warbaahinta ayaa sharaxaad ka bixiyay guulaha waaweyn ee...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwo deegaanka ayaa maanta jab xooggan gaarsiiyey kooxda Khawaarijta ah, kadib markii ay isku dayeen inay...
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 2nd January, 2026 1- The Federal Republic of Somalia expressed thankfulness...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 2-da Janaayo, 2026 1- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa mahadnaq ballaaran u...
Maamulka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan doorka Qurbo joogta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho