Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ย Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah soo saartay digniin ku saabsan fatahaado kale oo ka...
Dhismahan uu maanta dhagax dhigay Wasiirka Amniga Gudaha oo ku yaalla agagaaarka garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ayaa noqonaya xarrunta dhexe...
Xoghayaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Ahmed Aboul Gheit ayaa ugu baaqay Dowladaha xubnaha ka aha Jaamacadda Carabta iyo hayโadaha...
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Cabdirashid Maxamed Axmed, ayaa sheegay in Dowladdu ay ku tala jirto Bisha Disember ee Sanadkan...
Degmada Bardaale ee gobolka Gado ayaa waxaa ka socda howlaha loogu gurmanayo dadka ay daadadku saameeyeen kuwaas oo ka barakacay...
Dadka deegaanka ee magaalada Buuhoodle oo bilaabay Olole deeq aruurin ah taas oo loogu talogalay dadka Soomaaliyeed ee ay saameyeen...
Booliska dalka Thailand ayaa sheegay in ugu yaraan 15 ruux ย ku dhinteen weerar ay koox hubaysan ka geeysteen koonfurta dalkaasi....
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlaha gurmadka ee loo sameynayo dadka Fatahaado saameysay gargaarkii...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland Mundane,Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa furay madasha Maamul baahinta Puntland, taas oo uu u jeedadiisu...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maagalada baladweyne kulan kula...
Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle iyo xubno ka tirsan Dublamaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa ka qaybgalay xaflad aad u...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta kulan muhiim ah waxa uu xarunta Wasaaradda Maaliyadda kula...
Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada G/Sare. Muxudiin Axmed Cusmaan, ayaa Magalaada Amaan ee dalka Urdun uga qeyb galey shir ay soo...
Raโiisul Wasaare Ku Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Cabdi, ayaa guddoomiyey kulan ay yeesheen guddiga...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho